Quick Links
Legislation
>
Legal ActRegulation Standards and Tools
>
Health Professional>
Health Care Facilities>
Health Training InstitutesPublic Notices
Announcements
Notice
Foreign applicants are strictly prohibited from entering the country until the Commission verifies their medical qualifications and approves their license.
Foreign applicants are strictly prohibited from entering the country until the Commission verifies their medical qualifications and approves their license.
Dhamaan Muwaadiniinta Mihnadlayaasha Caafimaadka ah ee Ruqsadaha ka soo Dalbanaya komishanka.
Komishanku waxa uu ogaysiinayaa maanta oo taarikhdu tahay 03/8/2025 in dhamaan Shaqalaha Caafimaadka ah ee Ruqsadaha ka soo dalbanaya in looga baahan yahay Shahaadada caafimaad qabka.
Notice to foreign health professionals.
All foreign health professionals who have not yet obtained an official license to practice in Somaliland are hereby required to present themselves to the NHPC within 14 days of this notice. Failure to comply within the specified timeframe will result in NHPC formally notifying the relevant authorities to take appropriate action, which may include revoking the individual’s permission to work and reside in Somaliland.
Wargelin ku saabsan Ruqsada-bixinta Mihnadlayaasha Caafimaadka
Komishanka Qaranka Mihnadaha Caafimaadku isagoo gudanaya waajibaadka qaran ee loo xilsaaray, waxa uu ku wargelinayaa dhamaan goobaha bixiya adeegyada caafimaad ka, qodobadan hoos ku xusan :
1- In aan la ogalyn dhakhaatiirta Iyo mihanadlayasha sida joogtada ah aan uga howlagayn goobaha bixiya adeegyada camifaadka.
2- Dhakhaatiirta ajaaniibta ah waxa ay ka shaqaynkaraan goobta ogolaansha loo siyey oo kaliya. hadii uu ka tagayo Gobtaasi waa inuu soo war galiyo Komishanka Qaranka Mihnadaha Caafimadka
3- Dhakhatiirta ajaaninbtu kuma shaqayn karaan Visa-yasha dalxiiska Iyo booqashada ee 30 ka cisha ah, ilaa inta ay ka helayaan rukhsada cafimaad lana siinayo deganaansho.
Foreign Specialists
NHPC is informing all health affiliated personal that NHPC is no longer accepting foreign Specialists with experience less than 3 years.
Ogaysiis
Komishanka Qaranka Mihnadaha Caafimaadka oo mamnuucay sheegashada xirfadaha caafimaadka ee aan loo haysan ruqsad.
F.A.Q
Frequently Asked Questions
How will NHPC contact me, in case of any issue with my application?
NHPC will contact you via email or SMS regarding any issue with your application.
How can I get guidance or assistance related to the Registration Work Flow?
You can call us on our helpline number (252-520038) or refer to the user guide.